MUST BE 18 OR OLDER - MUST READ TERMS OF SERVICE You Are On: Translations
Know an inmate being released within the year who's in need of a job? We are working with employers to help find inmates work before they're released. Post a free resume for them here!

WriteAPrisoner.com - Xiriirka waraaqaha maxaabiista

WriteAPrisoner.com - Xiriirka waraaqaha maxaabiista

WriteAPrisoner.com - waa meel ka caawinaysa maxaabiista siday u heli lahaayeen dad dhab oo ay la xiriiraan. Maxaabiista cidloonaysa ee rag iyo dumarba leh ayaa si xad dhaaf ah noo adeegsada si ay u helaan saaxiibbo ka baxsan kidaarka xabsiga. dadka aad halkan kula kulmi doontaa waa dad kala geddisan - xagga da'da, meelaha ay ku nool yihiin iyo weliba laba daraale sababta ay u xiranyihiin. Waxa keli ah ee ka dhaxeeyaa waa cidlada ay tabayaan iy baahida ay u qabaan saaxiibtinimo.

Kumanaan maxaabiis ah oo rag iyo dumarba leh oo lagu ilaabay xabsiga qaranka, gobolka, degmada ama xabsiyada yar yar iyo kuwa ku xiran qurbaha iyo dalalka dibedda.

Rag iyo dumar maxaabissta ku jirta xabsiga ma helaan waraaqo sida badan waxanay ku xeraysan yihiin qol 23 saacadood maalintii. Qaar waxay saf ugu jiraan sidii nafta looga qaadi lahaa. Qaarna qol go'doon ah ayey ku xiran yihiin. Waxa kale oo aad halkan ka heli kartaa qaar u xiran siyaasad iyo maxaabiis dagaal. Xiriirka qoraalku waa xiriirka qudha ee ay haystaan. Wehel ma heli karaan, gaar ahaan kuwa ku xukuman dilka ee ka takooran maxaabiista kale.La xiriirka qoraalka ah ee maxaabiistu waa khayr aad gudatay intaad nooshahay.Min fadlak ma la xiriiri kartaa oo ma u qori kartaa maxbuus maanta?


spacer
Visit our sponsors
Visit our sponsors

2000-2017 WriteAPrisoner.com, Inc. All Rights Reserved. Must be 18 to be viewing this website and have read our Terms of Service.